Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Soo Gabo Gabeeyay Kulan Lagaga Arinsanayay Wax Soo Saarka Dalka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Soo Gabo Gabeeyay Kulan Lagaga Arinsanayay Wax Soo Saarka Dalka.
July 31, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan ayaa soo gabo gabeeyay kulan afar maalmood socday oo lagaga arinsanayay wax soo saarka dalka islamarkaana ay ka qaybgaleen khuburo dhinaca beeraha aqoon uleh.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS