Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Su,aalo Laga Waydiiyay Musuq Maasuq Ka Jira Wasaarada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Su,aalo Laga Waydiiyay Musuq Maasuq Ka Jira Wasaarada.
July 31, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa saaka hortagay gudida joogtada ah ee golaha wakiilada oo ka xogwaraysay xaalada caafimaad ee dalka

Sidoo kale wasiir gaafaadhi ayaa wax laga wwaydiiyay musuq maasuq baahsan oo ka jira qaybo kamid ah wasaarada iyo jawaabaha uu ka bixiyay.

COMMENTS
LINKS