Wararkii Udanbeeyay Ee Dagaalka Udhexeeya Ciidamada DDS Iyo Kooxda Alshabaab Ee Gobolka Afdheer Iyo Madaxwayne Cagjar Oo Gaadhay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Udanbeeyay Ee Dagaalka Udhexeeya Ciidamada DDS Iyo Kooxda Alshabaab Ee Gobolka Afdheer Iyo Madaxwayne Cagjar Oo Gaadhay.
July 22, 2022 - Written by Editor:

Afdheer(W,N)-Kooxda Argagixisada ayaa usoo gudubtay dhinac itoobiya gaar ahaan gobolka afdheer ee ismaamulka somalida halkaasi oo ay gudaha usoo gashay iyagoo kayimid dhinaca somaliya.

Hadaba ciidamo katirsan liyuu booliska ayaa kusoo baxay degaanada kuwaasi oo sheegay in ay go,doomiyeen kooxda alshabaab islamarkaana ay ka dileen dagaalyahano tiro badan.

Dhanka kale madaxwaynaha Dawlad Deegaanka mustafe muxumed cumar ayaa gaadhay gobolka Afdheer kaasi oo ueedadiisu tahay sidii u dhirigalin lahaa ciidamada la dagaalamaya kooxdan oo halis ku ah abniga dalka itoobiya.

 

COMMENTS
LINKS