Wakiilada Somaliland Ee Dalka Filand Saamiye Muuse Oo Ka Hadashay Fal Uu Kula Kacay Dirawalka Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wakiilada Somaliland Ee Dalka Filand Saamiye Muuse Oo Ka Hadashay Fal Uu Kula Kacay Dirawalka Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.
July 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wakiilka Somaliland ufadhida dalka Filand Amb Saamiye muuse ayaa sheegtay in dirawalka wasaarada arimaha dibadu gaadi jiidhsiingaadhay islamarkaana uugacan uqaaday iyadoo xiligaa waday wafti sare oo dalka uyimid maalgashi lagula kacayna bahdil

Sidoo kale Amb saamiye muuse ayaa ka hadashay cadaawad lagu hayo iyadoo qaranka Somaliland ugu shaqaysa hagar la,aan islamarkaana ay ilaa xafiiska dalka filand iyadu ay bixiso dhaqaalaha ku baxaya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS