Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boorama Iyo Ujeedada Socdaalkiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boorama Iyo Ujeedada Socdaalkiisa!
July 10, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidanka booliska ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama

Sidoo kale taliyaha ciidanka booliska ayaa kormeer kusoo maray saldhigyada ciidanka booliska ee magaalada boorama iyo kuwa ay dhismahoogu socdaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS