Suldaan Maxamuud Guuleed Oo Ka Waramay Halka Ay Kaga Hadheen Dhex Dhexaadintii Mucaaridka Iyo Xukuumada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Maxamuud Guuleed Oo Ka Waramay Halka Ay Kaga Hadheen Dhex Dhexaadintii Mucaaridka Iyo Xukuumada!
July 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaan Maxamuud guuleed mire oo kamid Ahaa madaxdhaqameedkii ku dhexjiay dhex Dhexaadintakhilaafka xukuumada iyo mucaaridka ayaa ka waramay halka ay kaga hadheen wada hadaladii iyo cida ku tidhi madaxdhaqameedku ka maqnaadaan kulankii labaad iyo kii sedexaad ee xukuumada iyo mucaaridka

Sidoo kale suldaanka ayaa sheegay in aanay ka maqnayn islamarkaana ay ka war sugayaan waxa kazoo baxa wada hadalkooda hadana uu gudoomiyaha guurtidu ka codsaday in ay iska joogaan maadama laga wado hadalayo arimo sharci.

 

COMMENTS
LINKS