|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaan Maxamuud Guuleed Oo Ka Waramay Halka Ay Kaga Hadheen Dhex Dhexaadintii Mucaaridka Iyo Xukuumada!
July 13, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaan Maxamuud guuleed mire oo kamid Ahaa madaxdhaqameedkii ku dhexjiay dhex Dhexaadintakhilaafka xukuumada iyo mucaaridka ayaa ka waramay halka ay kaga hadheen wada hadaladii iyo cida ku tidhi madaxdhaqameedku ka maqnaadaan kulankii labaad iyo kii sedexaad ee xukuumada iyo mucaaridka Sidoo kale suldaanka ayaa sheegay in aanay ka maqnayn islamarkaana ay ka war sugayaan waxa kazoo baxa wada hadalkooda hadana uu gudoomiyaha guurtidu ka codsaday in ay iska joogaan maadama laga wado hadalayo arimo sharci.
Related posts:Siyaasi Cali Guray Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalo Xanaf Leh Oo Eng Maxamed Xaashi Ku Weeraray Musharaxn... Wasiirada Maaliyada Oo Mudo Bil Gudaheeda Kormeerkii Sedexdaad Ku Tagtay Kastamada Abaarso Iyo Kalab... “Hadii Aduunyadu Somaliland Dulmiday, Somaliland Waxay Dulmiday Gobolnimada Gabiley”Prof Ibrahim Mee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|