|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Sexeexday Heshiish Xal Lagaga Gaadhay Cabashadii Ganacsatada Qaadka Iyo Khudaarta!
July 7, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socday dawlada itoobiya ayna hogaaminaysay wasiirka gaadiidka dalka itoobiya oo ilaa xalay ku sugnaa somaliland ayaa kulamo ay la yeelanayeen madaxda somailand kadib waxay heshiish kala sexeexdeen wasiirka arimaha dibada somaliland oo ay weheliyaan wasiira ganacsiga Jsl. Heshiishka ay kala sexeexdeen somaliland iyo itoobiya ayaa xal lagaga gaadhay cabashadii ganacstada reer somaliland ee itoobiya ka keena qaadka iyo khudaarka Sidoo kale labada dal ayaa ka wada hadlay dekeda berbera iyo saamii ay ku lahayd itoobiya ee hore xukuumadu usheegtay in ay ka laabatay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiir Saajin Oo Bilaabay Olole Uu Cod Ku Waydiisanayo Ergooyinka Beelaha Ee Shirweynaha Xisbiga Kul... Daawo:Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Ficilada Bahalnimada ah Ee Habeenadan Lagu Beegsanayay Masuuliyinta ... Gudida Diwaangalinta Ururada Iyo Asxaabta Oo War Kazoo Saaray Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Ay Isku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|