Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Sexeexday Heshiish Xal Lagaga Gaadhay Cabashadii Ganacsatada Qaadka Iyo Khudaarta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Sexeexday Heshiish Xal Lagaga Gaadhay Cabashadii Ganacsatada Qaadka Iyo Khudaarta!
July 7, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socday dawlada itoobiya ayna hogaaminaysay wasiirka gaadiidka dalka itoobiya oo ilaa xalay ku sugnaa somaliland ayaa kulamo ay la yeelanayeen madaxda somailand kadib waxay heshiish kala sexeexdeen wasiirka arimaha dibada somaliland oo ay weheliyaan wasiira ganacsiga Jsl.

Heshiishka ay kala sexeexdeen somaliland iyo itoobiya ayaa xal lagaga gaadhay cabashadii ganacstada reer somaliland ee itoobiya ka keena qaadka iyo khudaarka

Sidoo kale labada dal ayaa ka wada hadlay dekeda berbera iyo saamii ay ku lahayd itoobiya ee hore xukuumadu usheegtay in ay ka laabatay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS