Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Raaligalin Ka Bixiyay Hadal Uu Hore Ugu Duray Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Raaligalin Ka Bixiyay Hadal Uu Hore Ugu Duray Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale.
July 24, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Maxamuud xaashi cabdi ayaa raali galin ka bixiyay hadal uu ka yidhi sanad guuradii 20aad ee xisbiga kulmiye oo uu ku duray madaxwaynihii hore ee somaliland daahir rayaale kaahin

Madasha uu maxamuud xaashi raali galinta ku bixiyay ayaa hayd hadhimo sharafeed lagu casuumay daahir rayaale.

COMMENTS
LINKS