Siyaasi Cali Guray Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Isagu Gabay Doorkii Odaynimo Ee Dalka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Guray Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Isagu Gabay Doorkii Odaynimo Ee Dalka.
July 24, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (cali guray) ayaa eedo culus ujeediyay gudoomiyaha golaha guurtida somaliland saleebaan maxamuud aadan oo isagu gabay doorkii dhex dhexaadnimo ee khilaafka xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo uu xataa waxba kazoo saarin gartii labada dhinac ee uu dhagaystay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS