Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Ka Hadlay Xadhigiisa Iyo Dhacdooyinkii Uu La Kulmay Intii Uu Xidhnaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Ka Hadlay Xadhigiisa Iyo Dhacdooyinkii Uu La Kulmay Intii Uu Xidhnaa!
July 5, 2022 - Written by Editor:

Madheera(W,N)-Siyaasi cabdilaahi cukuse oo kamid ahaa siyaasiyiinta mucaaridka ee u xidhnaa madheera ayaa ka hadlay soo dayntooda dhacdooyinkii la yaabka lahaa ee uu la kulmay intii uu xidhnaa

Sidoo kale siyaasi cukuse ayaa umahad celiyay Gudidii ka shaqaysay soo dayntooda isagoo dhanka kale sheegay in loo baahan yahay in ciidankeena booliska loo baahan yahay in la tashado.

COMMENTS
LINKS