Shirkada Oomaar Oo Magaalada Berbera Ka Dhagax Dhigay Haamo Shidaalka Iyo Saliida Ah Oo Cusub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Oomaar Oo Magaalada Berbera Ka Dhagax Dhigay Haamo Shidaalka Iyo Saliida Ah Oo Cusub
July 4, 2022 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Shirkada oomaar company ayaa magaalada berbera ka dhagax dhigtay haamo shidaal oo cusub kuwaasi oo ay iska kaashanayaan shirkad kale.

Munaasibada dhagax dhiga haamaha shidaalka iyo saliida ee oomaar ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirka wasaarada ganacsigamaamlka iyo ka degmada gobolka saaxil.

Waxaana ugu horay ka warbixiyay haamahan msuuliyiin katirsan shirkada oomaar.

Maamulka guud ee oomaar company maxamed muxumed boqore “maxamed cali” faah faahin ka bixiyay faa,iidada ay dalka uleedahay haamaha cusub ee ay dhagax dhigeen iyo qaybaha ay ka shaqayn doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS