HARGAYSA(W,N)-Sheekh ismaaciil dheeg oo ah xoghayaha gudidii isxilqaatay ee madaxdhaqameedka iyo culimada ee dhexdhexaadka khilaafka xukuumada iy mucaaridka ayaa beeniyay warqad been abuur ahayd oo baraha bulshada la wareejinayay islamarkaana gudidooda laga been sheegayay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;