Saxafi Maxamed Ilig Iyo Cabdijibaar Oo Maanta Uhelay Xoriyadoodii 80Cisho Oo Ay Xidhnaayeen Kadib. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Saxafi Maxamed Ilig Iyo Cabdijibaar Oo Maanta Uhelay Xoriyadoodii 80Cisho Oo Ay Xidhnaayeen Kadib.
July 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha tvga MMTV Maxamed cabdi sheikh (ilig) iyo wariye cabdi jibaar oo ka hawl gala tvga horn cable ayaa maanta dib uhelay xoriyadoodii 80cisho oo ay xidhanaayeen kadib

Labadan suxufi ayaa ka hadlay soo dayntooda iyo cidkasta oo ka hawlgashay

Sidoo kale labadan suxufi ayaa sheegay in ay ka warbixin doonan xadhigoodii iyo waxyaabihii ay jeelka kusoo arkeen.

COMMENTS
LINKS