Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Deegaanka Ceel Sheekh Iyo Khasaaraha Uu Gaystay
July 31, 2022 - Written by Editor:
CEEL SHEEKH(W,N)-Roob laxaadle oo dabaylo wata oo ka da,ay deegaanka ceel sheekh ee waqooyiga gobolka maroodi jeex ayaa keenat khasaare iskugu jira dhaawac dad shacab ah iyo khasaare guryo uu burburiyay.