|
|||||
WAJAALE NEWS
Qodobada Lagu Soo Eedeeyay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka Ee Xidhan Iyo Wakhtiga Loo Mudeeyay Dacwadooda!
July 4, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka somalilland ee xukuumadu ku xidh xidhay mudaharaadkii mucaaridka ee ka dhacay magaalada hargaysa islamarkaana jeelka madheera ku xidhan mudo 25cisho ah ayaa xeer ilaalinta Somaliland maxkamada usoo gudbisay eedaha lagu eedaynayo. Midkamid ah qareenada udoodaya masuuliyinta xisbiyada mucaaridka ee xidhan ayaa ka waramay eedaha loo hayso oo ay xeer ilaalintu usoo gudbisay maxkamada gobolka maroodi jeex iyadoo sidoo kale la mudeeyay wakhtiga lagu soo oogayo dacwada sida uu qareenku sheegay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiir Hinda Gaandi Oo Beenisay Wararka Sheegaya In Madaxwaynuhu Gacan Uqaaday Ka Hor Intii Aanu Xil... Hogaamiyaha Qoomiyada Oromada Jawar Maxamed Oo Ka Digay Xasilooni Daro Kasoo Socota Dalka Itoobiya. Gudida Joogtada Ee Golaha Guurtida Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ugu Baaqay In La Joojiyo Kaadhadhka Aq... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|