|
|||||
WAJAALE NEWS
Qodobada Lagu Soo Eedeeyay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka Ee Xidhan Iyo Wakhtiga Loo Mudeeyay Dacwadooda!
July 4, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka somalilland ee xukuumadu ku xidh xidhay mudaharaadkii mucaaridka ee ka dhacay magaalada hargaysa islamarkaana jeelka madheera ku xidhan mudo 25cisho ah ayaa xeer ilaalinta Somaliland maxkamada usoo gudbisay eedaha lagu eedaynayo. Midkamid ah qareenada udoodaya masuuliyinta xisbiyada mucaaridka ee xidhan ayaa ka waramay eedaha loo hayso oo ay xeer ilaalintu usoo gudbisay maxkamada gobolka maroodi jeex iyadoo sidoo kale la mudeeyay wakhtiga lagu soo oogayo dacwada sida uu qareenku sheegay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Biyaha Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Iyo Ujeedada Kulamo Ay L... Safiirka Somaliland Ufadhiya Taiwan Oo Kulan La Yeeshay Qaarkamid Ah Shirkadaha Ganacsi Ee Dalkaasi. Daawo: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Qalab Isugu Jira Baaskiilado Iyo Mootooyin Ku Wareejiyay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|