“Mucaaradku Kalsoonidii Iyo Dacwadoodii Way Na Siiyeen Laakiin Madaxweynuhu Wuu Ka Cudur Daartay.” Gudoomiyaha Golaha Wakiilada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Mucaaradku Kalsoonidii Iyo Dacwadoodii Way Na Siiyeen Laakiin Madaxweynuhu Wuu Ka Cudur Daartay.” Gudoomiyaha Golaha Wakiilada.
July 24, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland cabdirasaaq khaliif ayaa wax laga waydiiyay halka ay kaga hadheen wada hadaladii iyo dhexdhexaadintii ay isaga iyo gudoomiyaha golaha guurtidu ka dhex wadeen xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo aakhirkii burburay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS