Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Afraad Ee Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Afraad Ee Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka?
July 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Kulankii afraad ee wada hadalada xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ayaa maanta ka qabsomay huteelka ambassador kaasi oo ay iskugu yimaadeen gudiyadii sedexda dhinac soo magacaabeen.

Siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa ka warbixiyay kulanka iyo arimaha lagaga wada hadlay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS