Masuuliyiinta Ururka Miisaan Oo Fashiliyay Halka Uu Salka Ku Hayo Muranka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Ururka Miisaan Oo Fashiliyay Halka Uu Salka Ku Hayo Muranka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira!
July 24, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta urur siyaasadeedka MIISAAN oo ah xubnihii suurto galiyay in maxkamada sare qaraariso furista ururada siyaasada ayaa farta ku fiiqay halka uu Salka KU hayo muranka siyaasadeed ee dalka ka jira iyo khilaafka udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka.

COMMENTS
LINKS