”Madaxweynuhu Dallka Haku Hogaamiyo Sidii Khilaafka Siyaasadeed Loo Soo Afjari lahaa” Dalada Sonsaf. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
”Madaxweynuhu Dallka Haku Hogaamiyo Sidii Khilaafka Siyaasadeed Loo Soo Afjari lahaa” Dalada Sonsaf.
July 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Dalada ururada Aan dawliga ahayn oo war kazoo saaray khilaafka cakiran ee dalku markale galay kadib markii ay burbureen wadahaladii mudada usocday

Sidoo kale dalada sonsaf ayaa madaxwaynaha usoo jeedisay in uu dalka khilaaf la,aan ku hogaamiyo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS