|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Ergayga Finland Uqaabilsan Nabadda Geeska Afrika.
July 21, 2022 - Written by Editor:Hargeysa-(W.N)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xafiiska ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Finland u qaabilsan Nabdda Gobolka Geeska Afrika Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed oo booqasho ku yimi dalka. Kulankan waxa madaxweyne-ku-xigeenka ku wehelinayey wasiirrada wasaaradaha arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah, Dr Ciise Keyd Maxamuud iyo Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga, Siciid Sulub Maxamed.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|