|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub.
July 25, 2022 - Written by Editor:Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka midowga Yurub, Tiina Intelmann. Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay arrimo door ah oo ay kamid yihiin doorashooyinka, xoojinta xidhiidhka wada-shaqayneed ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo midowga Yurub iyo arrimaha geeska Afrika. Kulanka waxa madaxweynaha ku wehelinayey wasiir-ku-xigeenka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah, ahna ku simaha wasiirka, Mudane Cabdinaasir Cumar Jaamac.
Related posts:Danjire David Shinn ayaa walaac ka muujiyay in ciidanka Itoobiya ay ku biiraan xilligan howlgalka Mi... Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo ah U Diray Guud ahaan Dhalinyarada Som... DAAWO;-Xuska Sanad-guurada 29'Aad Ee Maalinta Qaranimada Somaliland Oo lagu Qabtay Qasriga Madaxtooy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|