|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub.
July 25, 2022 - Written by Editor:Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka midowga Yurub, Tiina Intelmann. Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay arrimo door ah oo ay kamid yihiin doorashooyinka, xoojinta xidhiidhka wada-shaqayneed ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo midowga Yurub iyo arrimaha geeska Afrika. Kulanka waxa madaxweynaha ku wehelinayey wasiir-ku-xigeenka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah, ahna ku simaha wasiirka, Mudane Cabdinaasir Cumar Jaamac.
Related posts:Komishanka Doorashooyinka Oo Gobolada Dalka Ukala Diray Hawlwadeenadii Iyo Agabkii Kaadh Badalka. Siyaasi Mustafe Shiine oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Cafis U Fidiyo Kornayl Caarre iyo ... War Deg Dega ; ciidamada RRuda oo magaalada gabiley ku toogtay hal qof iyo kacdoono lafilayo in ka b... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|