|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Qaarkamid ah Madax-dhaqameedka Bariga Burco.
July 26, 2022 - Written by Editor:Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley Salaadiin ka socday Gobollada Togdheer, Sanaag, Saraar iyo Saaxil oo uu madaxweynuhu u fidiyey martiqaadka kulanka. Waxaana Kulankaa Lagaga wada hadlay qodobbo ay ka mid ahaayeen horumarka dalka, nabadgelyada iyo xaalada Dalka. Waxaanu kulankaasi ku soo dhammaaday is-afgarad iyo jawi wanaagsan. Waxa kulanka madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirrada wasaaradaha, Arrimaha Gudaha, horumarinta Biyaha, Horumarinta Caafimaadka, Caddaalladda, Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha. Dhinaca Salaadiintuna waxay ka koobnaayeen.
Related posts:DAAWO; “Saamaynta Badan Ee Ka Muuqata Buuga ‘Miyiga Ilaa Madaxtooyada, Ma Buugaa Leh Mise Shaqsiga Q... Nuxurka Qodobo Uu Madaxweyne Biixi Ka Dalbaday Boqortooyada Sucuudigu Inay U Fuliso Si Uu Uga Mid No... Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Addis Ababa Kulan Kula Qaatay Madaxweynihii Hore Ee South Afric... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|