|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Iyo Shacabka Magaalada Wajaale Ee Dhinaca Itoobiya Oo Raashin Iyo Lacag Taakulo Ah Udiray Ciidamada Liyuu Booliska.
July 27, 2022 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka magaalada wajaale ee dhinaca dawlad deegaanka Itoobiya oo kaashanaya shacabka iyo ganacsatada ayaa deeq raashin,lacag iyo agab kale iskugu jirta udiray ciidamada liyuu booliska ee dagaalka kula jira oo kooxda argagixisada ah ee alshabaab oo weeraro ku soo qaaday deegaano katirsan ismaamulka somalida gaar ahaan kuwa teedsan xuduudka ay la wadaagto somaliya. Sidoo kale shacabka magaalada wajaale ayaa taageero umuujiyay ciidamada liyuu booliska oo heegan ugu jira difaaca dalkooda. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO; Xoghayaha Xisbiga Wadani Oo ka hadlay Khilaafka Golaha Deegaanka Burco Kuna Eedeeyay Wasiirk... “Madaxwayne Ma Maantaad Taladii Dalka Kusoo Koobtay In Aan Isku Suldaan Tihiin,Taliyihii Ciidanka Qa... Gudoomiye Saleebaan Oo Sheegay In Ay Socdaan Dadaalo Lagaga Daba Tagayo Dhalinyaro Jabhada Ah Ee Gas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|