Maamulka Gobolka Sanaag Oo Sheegay In Cidi Ka Danbaysay Gubashada Deegaanka Iyo Dad Loo Xidh Xidhay falkaasi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Sanaag Oo Sheegay In Cidi Ka Danbaysay Gubashada Deegaanka Iyo Dad Loo Xidh Xidhay falkaasi!
July 6, 2022 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Maamulka gobolka sanaag iyo ka degmada ceerigaabo ayaa sheegay in dabkii ka kacay Buuralayda gobolka kaasi oo laba cisho gubanayay hadana lagu guulaystay in la bakhtiiyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS