Kal-fadhigii 3Aad Ee Baarlamaanka DDS Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Jig jiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kal-fadhigii 3Aad Ee Baarlamaanka DDS Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Jig jiga
July 30, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Kalfadhigii 3aad ee baarlamaanka dawlad deegaanka somalida ayaa saaka ka furmay hoolka shirar ee qaryaan dhoodaan

Waxaana kal fadhigan kasoo qaybgalay madaxwaynaha dawlad deeganka mustafe muxumed cumar oo ka hor akhriyay warbixin

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS