“Kacdoonada Iyo Halganadani Waa Taariikhdeeni, Waa Halka Aynu Kasoo Jeedno”Maayar Mooge. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Kacdoonada Iyo Halganadani Waa Taariikhdeeni, Waa Halka Aynu Kasoo Jeedno”Maayar Mooge.
July 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge oo ka Qaybgalay munaasibada bandhiga buuga Dhimbiishii halganka Ee laga qoray dhalinyaradii Ufo ee kacdoonka samaysay xiligii Taliskii siyaad bare gacanta ku hayay dhulka Somaliland islamarkaana dhaqdhaqaaqii dhalinyaradaasi ay bilaabeen uu istaadhay halgankii dalka lagaga xoreeyay ee SNM. Ayaa sheegay in halgankii ay dhalinyaradaasi bilaabeen uuna wali dhamaan maantana loo baahsan in la dhamaystiro halgankii dhismaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS