|
|||||
WAJAALE NEWS
Kaaliyihii Hore Ee Xoghayaha Arimaha Dibada Uqaabilsanaa Africa Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Iskaashi Ee Somlaliland Iyo Maraykanka.
July 10, 2022 - Written by Editor:WASHINGTON(W,N)-Kaaliyihii hore xoghayaha arimaha dibada uqaabilsanaa qaarada africa Tibor Nagy ayaa ka hadlay xidhiidhka Somaliland iyo maraykanka iyo talaabada ay qaadeen gudida golaha wakiilada ee iskaashiga Somaliland iyo maraykanka. Sidoo kale Amb Tibor Nagy ayaa sheegay in siyaasada maraykanka ee somaliya oo mid ah ay tahay mid iska faashilka islamarkaana ay danaha dalka maraykanku ku jiraan xidhiidhka iskaashi ee ay la yeelanayso somaliland Related posts:Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Sobabta Madaxwaynuhu Uga Qaybgali Waayay Xaflada Qalin-jabint... DAAWO;-Qoraa Boobe Oo Ka Waramay Qaabkii Muj Lixle Ujabiyay Jeelka Madheera Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa ... Halkeed Ku Ogayd, Dakhligii Iyo Maamulkii Hawada Somaliland? Maxaadse Kala Socotaa Qadarka Lacagta A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|