“Jiritaanka Somaliland Marka Aan Runta Idiin Sheego, Berbera Ayaa Lafdhabar U Ah”Gudoomiye Dr Gaboose. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Jiritaanka Somaliland Marka Aan Runta Idiin Sheego, Berbera Ayaa Lafdhabar U Ah”Gudoomiye Dr Gaboose.
July 13, 2022 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo iyo wafti uu hogaaminayo oo safar ku jooga magaalada madaxda gobolka saaxil ayaa habeenkii xalay kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada reer berbera isagoo la dhacay qaabkii ay usoo dhaweeyay.

Sidoo kale Dr Gaboose ayaa ka hadlay halka ay beriberi kaga taalo Somaliland iyo muhiimada ay uleedahay dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS