“Hadii Aad Igu Taqaaneen Hadal Badnaan,Maanta Waxaan Ka Baqayaa In Aan Ooyo”Marwo Adna Aadan.
July 17, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Marwo Drs adna Aada Ismaaciil oo ka hadlay munaasibad ay arday ku qalin jabinaysay ayaa ka warantay marxaladihii ay soo martay waxbarashada jsl iyo dadaalka mustaqbalka dhalinyarada Somaliland
HARGAYSA(W,N)- Munaasibada d lagu soo bandhdhigay buug Ay Qortay Marwo Aadan Ismaaciil Ee “A Waman Of Firsts” ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa kaasi oo ka hadlaya taariikhda iyo waayihii ay soo martay Jamhuuriyada somaliland. Waxaana munaasibadan kasoo qaybgalay badi haldoorka reer somaliland oo madasha ka jeediyay marwo adna aadan iyo…
HARGAYSA(W,N)-Marwo adna aadan ismaaciil ayaa ka hadashay xanuunka xumada ah oo ku dhacay dad badan ,sobobayna in ay qaarkood ugeeriyoodaan. Drs marwo adna aadan ismaaciil oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka hadashay xanuunka xumada ah ee shacabka faraha baas ku haya kaasi oo ay jiraan dad ugeeriyooday Sidoo…
HARGAYSA(W,N)-Marwo drs adna aadan ismaaciil oo kamid ah haldoorka reer somaliland ayaa walaac ka muujisay halista uu bulshada somaliland ku hayo xanuunka coronavirus baraarug la,aanta shacabka Sidoo kale marwo adna aadan ayaa ka hadashay dawada talaalka covid19 oo dalka soo gaadhay shakiga ay dadku ka qabaan, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA…