Gudoomiye Wali Oo Sheegay Hadii Xukuumada Madadwxayne Biixi Waxka Qaban Waydo Xaaladaha Taagan Ay Hargaysi Isku Badali Doonta Sida Sri Lanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Wali Oo Sheegay Hadii Xukuumada Madadwxayne Biixi Waxka Qaban Waydo Xaaladaha Taagan Ay Hargaysi Isku Badali Doonta Sida Sri Lanka.
July 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex ee xisbiga waddani wali cabdi jaamac ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo hadalo ay shalay fagaarayaashii salaada ciida isku waydaarsadeen culimada iyo qaar kamid ah masuuliyiinta yar yare e xukuumada

Sidoo kale Gudoomiye wali ayaa sheegay hadii xukuumada maadxwayne biixi doorashada qaban waydo in ay ku danbaydoonto sida dalka sri lanka oo dadka shacabka ahi ay madaxtooyada ugu galeen.

 

COMMENTS
LINKS