Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Boorama Ka Dhagax Dhigay 55guri Oo Loo Dhisayo Dadka Danyarta Ah! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Boorama Ka Dhagax Dhigay 55guri Oo Loo Dhisayo Dadka Danyarta Ah!
July 4, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontinga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan haayada ayaa magaalada boorama ka dhagax dhigay 55guri oo loo dhisayo dadka danyarta ah ee degan kaamka haye yaabo ee mgaalada boorama kaasi oo ay dhismihiisa iska kaashanayaan haayada. qaxoontiga iyo haayadaha UNHCR IYO NRC,

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS