|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl oo Kulan la Qaatay xubno ka socday Crisis Group,
July 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL, Mudane : Cabdirisaaq Khaliif Axmed Ayaa xafiiskiisa kuqaabilay wafti kasocda Crisis Group, oo Somaliland Booqosho Kujooga. Waxa sidoo kale ku wehelinayay kulanka Gudoomiyaha Lataliyaha Arimaha Dibada ee Golaha Mudane : Xasan Maxamed Jaamac ( Xasan Xiis ) . Ujeedada guud ee booqashadooda Somaliland waxa ay ahayd xogdoon iyo xog-ururin xaaladda guud ee siyaasadeed, bulsho iyo deegaameed ee dalka wakhtigan. Waxay kala ahaayeen Omar S Mahmoud iyo Sakariya Yussuf oo labaduba ka faallooda mandaqadda. Related posts:Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere Oo Reer Sool Ugu Baaqay In Ay Xabada Joojiyaan, Sheegayna In Madaxway... Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Banaan Bax Lagu Taageero Qadiyada Somaliland Ka Hor Dhig... Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Qabsashada Somaliland Ee Saax-dheer iyo Saamaynta Ay Somalilan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|