|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl oo Kulan la Qaatay xubno ka socday Crisis Group,
July 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL, Mudane : Cabdirisaaq Khaliif Axmed Ayaa xafiiskiisa kuqaabilay wafti kasocda Crisis Group, oo Somaliland Booqosho Kujooga. Waxa sidoo kale ku wehelinayay kulanka Gudoomiyaha Lataliyaha Arimaha Dibada ee Golaha Mudane : Xasan Maxamed Jaamac ( Xasan Xiis ) . Ujeedada guud ee booqashadooda Somaliland waxa ay ahayd xogdoon iyo xog-ururin xaaladda guud ee siyaasadeed, bulsho iyo deegaameed ee dalka wakhtigan. Waxay kala ahaayeen Omar S Mahmoud iyo Sakariya Yussuf oo labaduba ka faallooda mandaqadda. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|