Gudida Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Lacag Ay Soo Ururiyeen Jaamacadaha Dalku Ku Wareejiyay Gudida Suuqa Waaheen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Lacag Ay Soo Ururiyeen Jaamacadaha Dalku Ku Wareejiyay Gudida Suuqa Waaheen
July 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida tacliinta sare ee somaliland ayaa maanta gudida gurmadka suuqa waateen ku wareejiyay lacag ay soo ururiyeen jaamacadaha dalku taasi oo ay kaga qayb qaadanayaan tabarucaadka dib loogu dhisayo suuqa waaheen ee dhawaan gubtay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS