Goob Laga Dhisayay Guri Gudaha Magaalada Wajaale Oo Laga Helay Maydka Qof Mudo Hore Lagu Aasay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Goob Laga Dhisayay Guri Gudaha Magaalada Wajaale Oo Laga Helay Maydka Qof Mudo Hore Lagu Aasay.
July 25, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Goob laga dhisayay guri oo ku taala gudaha magaalada wajaale ayaa laga helay mayd qof mudo hore lagu xabaalay kaasi oo aan la aqoonsan kaasi oo lagu aasay xabaalaha wajaale.

Maamulka degmada wajaale ayaa ka hadlay dhacdadan

COMMENTS
LINKS