“Gabiley Madaxwayne Ayay Leedahay, Waxa Aan Udhimanaynaana Waa Madaxwaynaad Leedihiin Ee Ha Difaaco Gabiley”xil Cabdi Cali. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Gabiley Madaxwayne Ayay Leedahay, Waxa Aan Udhimanaynaana Waa Madaxwaynaad Leedihiin Ee Ha Difaaco Gabiley”xil Cabdi Cali.
July 7, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xildhibaan cabdi cali xirsi oo katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa ka hadlay xeerka midaynta cashuuraha ee xildhibaanada wakiilada qaarkood golaha horkeeneen iyo duulaanka ku gabiley’

Sidoo kale xildhibaan cabdi cali ayaa sheegay in xeerkan uu wado xisbiga kulmiye islamarkaana madaxwayne biixi looga baahan yahay in uu difaaco gabiley

Dhanka kale xildhibaan cabdi cali ayaa fariimo isbarkan udiray reer gabiley golaha wakiilada iyo madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS