fadhigii Golaha Wakiilada Jsl Oo Kooram La,aan Ufurmi Waayay Iyo Shirgudoonka Oo Shaaciyay Xildhibaanadii Maqnaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
fadhigii Golaha Wakiilada Jsl Oo Kooram La,aan Ufurmi Waayay Iyo Shirgudoonka Oo Shaaciyay Xildhibaanadii Maqnaa!
July 3, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Fadhigii maanta ee golaha wakiilada ayaa koram la,aan ufurmi waayay kasi oo sobobay fadhi baaqdo

Gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada cali xaamud oo fadhiga gudoominayay ayaa shaaciyay magacyada xildhibaanadi maqnaa iyo talaabada laga qaadi doono.

 

 

COMMENTS
LINKS