|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dawladu Waxay Dawlad Utahay In Ay Dadka Diinta U Ilaaliso, Ugu Horayn, Hadiise Ay Diintii Baabiisay, Maxay Dawlad Ku Tahay Oo Ay Xajkii Carqaladayso” Sh. Maxamed Cabdi Carab.
July 9, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Cabdi Carab oo kamid ah Culimada waawayn ee Somaliland ayaa si adag uga hadlay sida Loo siyaasadeeyay xajkii sanadkan iyo go,aanka xukuumada Somaliland ku eedaysay xujaajtii reer Somaliland ee dalalka Jaarka Ah uga dhoofay tagista xajka. Sidoo kale sheikh maxamed cabdi carab ayaa xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay ku kacday gef cad iyadoo qaran dumis ku tilmaamtay culimadii tagtay xajka maalin dhowna ay wax kale ku dhawaaqi doonta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwayne Biixi Oo Dib Usoo Celiyay Xubintii Xisbiga Kulmiye Hore Ugu Matalaysay Komishanka Doorash... Maxaa Keenay In Xiligan Qaar Kamida Siyaasiyiinta Iyo Xildhibaano Reer Somaliland ahi Isku Bahaystaa... Halkee Ay Ku Sal Leedahay Xurgufta Siyaasadeed Ee Qoomiyada Tigray Iyo Xukuumada federalka Ethiopia ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|