|
|||||
WAJAALE NEWS
Dahabshiil Hadaanu Nahay Dhaqanka Iyo Dhaqaaluhu Haday Isku Tagaan Waxaanu U Aragnaa In Dal Horumari Karo”Cabdirashid Dahabshiil.
July 23, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maamulaha guud ee shirkada Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale oo ka qaybgalay bandhigii carwada hargaysa ayaa sheegay in dal horumari karo marka ay isla jaad qaadaan dhaqanka iyo dhaqaalihiisu kaasi oo ganacsatada ay yihiin kuwo isku soo dhaweeyay labadaa. Sidoo kale cabdirashiid dahabshiil ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay wada jirka bulshadu. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Xisbiga Waddani Oo Ka jawaabay Eedo Uga Yimid Xukuumada Taxayna Dhaliilo Iyo Musuqmaasuqa ... Daawo:Ugaaska Beesha Bariga Burco Oo Ka Hadlay Dhacdadii Gabilay Ka Qabsatay Hogaamiye Xirsi X.Cali ... Madaxweynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Aaska Qaran oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum/Xildhibaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|