|
|||||
WAJAALE NEWS
” Dadkii Warka Beenta ah Sheekha ka Faafiyey, Dambi bay Naga Galeen” Sh,Aadan -Siiro walaalkii.
July 14, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Warar been abuur ah oo baraha bulshada lagaga faafiyay xaalada caafimaad ee sheikh aadan xaaji maxamuud aadansiiro oo xaalad caafimaad uyaala cisbitaal dalka hindiya ah kaasi oo dadka qaar faafiyeen in uu geeriyooday ayaa waxa ka hadlay walalkii oo Beeniyay wararkaa sheegayna in dadka noociisa wax ufaafiyay ay danbi wayn ka galeen islamarkaana qofkastaa uu dhimanayo marka ay saacadiisa gaadho. Sidoo xaalada caafimaad ee sheikh ayaa ah mid soo fiicnaanaysa iyadoo alle aynu uga baryayno in uu ka dul qaado xanuunka caafimaad waasacana siiyo. HALKAN KAGA BOGO WARKAN;
Related posts:Madaxweyne Ma Ashkaas Qoysaskaaga Ka Tirsan Iyo Wasiiro Isku Halayn Kaa Qaba Ayaad…”Nuxurka Bayaan A... Madaxwaynaha Jsl Oo Sheegay In Loo Aari Doono Marxuum Cabdinaasir Oo Si Arxandaro Udileen Maamulka S... Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Su,aalo Muhiim Ah Waydiiyay Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Iyo Jawa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|