DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii,Kana Waramay Qaabkii Loo Xidhay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii,Kana Waramay Qaabkii Loo Xidhay!
July 12, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qoraa cali dool axmed /(cali qoryoolay) maalintii ciida lagu xidhay magaalada hargaysa islamarkana maalintii shalay dib uhelay xoriyadiisa ayaa ka waramay halkii laga xidhay,qaabkii loo xidhay iyo waxyaabihii ay ciidanku waydiiyeen.

Sidoo kale qoraa cali dool ayaa fariin udiray madaxwayne biixi.

 

COMMENTS
LINKS