Bandhigga Buugga “The Rebirth Of Somaliland” Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bandhigga Buugga “The Rebirth Of Somaliland” Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.
July 19, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Munaasibad lagu soo bandhigayay buuga laga qoray Somaliland ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada gabiley taasi oo ay aksoo qaybgaleen maamulka gobolka iyo degmada gabiley.

Sidoo kale waxaa munaasibada bandhiga buugan The Rebirth Of Somaliland kazoo qaybgalay siyaasiyiin,aqoonyahan iyo xildhibaano.

Qoraa buuga ayaa ka waramay marxaladihii uu lasoo maray qoraalka buuga iyo nuxurka ku duugan.

 

 

COMMENTS
LINKS