Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa loogu Sameeyay Sedex Dhalinyaro ah Oo Maalintii Ciidii Ku Geeriyooday Shil Gaadhi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa loogu Sameeyay Sedex Dhalinyaro ah Oo Maalintii Ciidii Ku Geeriyooday Shil Gaadhi.
July 11, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle ha unaxariistee waxaa maanta xabaalaha baqiic aas qaran loogu sameeyay sedex dhalinyaro ah oo maalintii ciidii ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay kaantaroolka galbeed ee magaalada hargaysa

Waxaana aaska sedex marxuum ka qaybgalay wasiiro xukuumada katirsan iyo madaxda haayadaha qaar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/idMQI_3uXkQ

 

COMMENTS
LINKS