Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuumad Khadra Daahir Iyo Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay.
July 3, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici iyo wasiiro xukkuumada katirsan ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo xabaalaha halayo loogu sameeyay marxuumad khadra daahir cige oo habeenkii xalay ku geeriyootay hargaysa.