|
|||||
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Oo Xilkii ka Qaaday Gudoomiyihii Xisbiga Ee Gobolka Gabiley Kadib Markii Uu ka Horyimid Siyaasada Xisbiga!
June 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka ee xisbiga Ucid ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii xisbiga ucid ee Gobolka gabiley Iyo Masuulyiintii kale ee Gobolka Kaddib markii Gudoomiyaha xisbiga ee gobolka gabiley oo ka horyimid siyaasada iyo shuruucda xisbiga isagoo maalintii shalay baahiyay qoraal uu kaga horyimid baaqii xisbiyada mucaaridka ee banana baxyo ay ku dhawaaqeen. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Gudida Qaban Qaabada Shirwaynaha Ururka Solja Oo Shaaciyay Liiska Mursharixiinta Utartami Doona Hoga... Waa Kuma Ninka Ka Soo Jeeday Magaalada Berbera Ee Mar Noqday Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada ... Halkan ka daawo : xisbiga wadani oo khiyaamo qaran ku tilmaamay heshiiskii ka soo baxay wada hadalad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|