Xisbiga Waddani Oo Soo Saaray War-saxafadeed Uu Kula Hadlayo Beesha Caalamka Iyo Nuxurka Uu Xanbaarsan Yahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Soo Saaray War-saxafadeed Uu Kula Hadlayo Beesha Caalamka Iyo Nuxurka Uu Xanbaarsan Yahay!
June 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xisbiga mucaaridka ee waddani ayaa soo saaray war saxaafadeed ku qoran luuqada ingiriisiga ah kaasi oo ay kaga hadlayaa banaan baxii xisbigu ka dhigay caasimada iyo siyaasiyiintii xukuumadu xidh xidhay iyo war ay soo saartay wasaarada arimaha dibada oo si khaldan uga turjumayay xaqiiqada ka jirta dalka

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS